Madaxweyne Xasan Maxamuud ayaa ku bogaadiyay Orodyahanka Soomaaliyeed C/llaahi Jaamac Maxamed Bilad Qalin ah oo la guddoonsiiyay Ciyaaraha Qaramada Afrika
MUQDISHU – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran u soo dhaweeyay uguna hambalyeeyay Orodyahanka C/llaahi Jaamac Maxamed guusha la taaban karo ee uu …