Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS Mudane Sheekh Aadan Madoobe oo booqday Dekada weyn ee Jabuuti
JABUUTI, May 16, 2024: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo uu wehliyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane …