Qaramada Midoobay oo wakiil cusub u soo dirtay Soomaaliya
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay …
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres ayaa u magcaabay James Swan inuu noqdo sii hayaha ergeyga gaar ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay …
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta go’aan kasoo saartay kiiska eedeysane Sayid-Cali Macalin Daa’uud. Maxkamadda ayaa ku xukuntay Sayid Cali Xukun dil ah ka dib …
Nairobi, 09, May 2024 (SIN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qeyb ka ah kulan looga hadlayey wada-hadallada Nabadda …
Qaar kamida madaxda iyo howl-wadeenada warbaahinta madaxa-bannaan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul ugu soo horjeestay gole dhowaan lagu dhawaaqay oo …
Warqad uu ku saxiixan yahay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi, loona diray Madaxweynaha Golaha Ammaanka Pedro Comissario Afonso, ogeysiina la siiyay Xoghayaha Guud …
Safaaradda Soomaaliya ee Liibiya oo faahfaahin ka bixisay Soomaali laga soo furtey kooxo ma gafayaal ah loo yaqaaney oo burcad kuwaas oo u haystey madax …
Nairobi, 08, May 2024 (SIN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda maalinta Midowga Yurub ayaa uga mahadceliyey taageerada joogtada ah ee ay ka …
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Kormeeray Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Sareeye Guuto Maxamed Abshir oo ah Iskuulka Xarunta …
Nairobi, 07, May 2024 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khudbad ka jeediyay shirka laba-geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya …
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes