Midowga Yurub oo looga digay in xayiraad ku soo rogaan Warbaahinta Ruushka
Ruushka ayaa Arbacadii uga digay Midowga Yurub in haddii Midowga Yurub uu xayiraad ku soo rogo warbaahinta Ruushka, wariyeyaasha reer galbeedka ee Ruushka ay dareemi …
Ruushka ayaa Arbacadii uga digay Midowga Yurub in haddii Midowga Yurub uu xayiraad ku soo rogo warbaahinta Ruushka, wariyeyaasha reer galbeedka ee Ruushka ay dareemi …
Dastuurka iyo qabyo tirkiisa waxaa uu ka mid ahaa arrimaha hortabinta u lahaa Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana labadii sano ee lasoo dhaafay …
Go’aanku ma siinayo Falastiin xubin buuxda oo ka tirsan Qaramada Midoobay, laakiin wuxuu u aqoonsanayaa inay u qalmaan in ay ku biiraan oo kordhiyaan xuquuqaha. …
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa uga digay Israa’iil cawaaqibka xun ee ka dhalan kara fal kasta oo militeri ee ka dhaca Marinka …
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Amb. Catriona Laing, oo socdaalkeeda shaqo uu …
Muqdisho, (SIN) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta u …
Warbixin cusub oo ay soo saartay Xarunta Tirakoobka Adduunka ayaa looga hadlay qiimeynta heerka dhalashada ee dalalka caalamka. Warbixinta ayaa muujisay sida dalal badan ay …
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) ayaa kulan la qaatay saraakiil ka socotay Booliska dalka Masar, kuwaas oo dhawaan soo …
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee dalkaasi …
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana kulanka shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasmse Cabdi …
Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes