Turkiga oo codsaday inuu soo farageliyo kiiska ICJ ee ka dhanka ah Israa’iil
Wasiirka arrimaha dibadda Hakan Fidan ayaa Talaadadii sheegay in Turkigu uu go’aansaday in uu maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) u gudbiyo ku dhawaaqistiisa faragelinta …